Habraaca Doorashada Saddex Kursi oo mid kamid ah loo xiray Sheekh Shariif oo la shaaciyay

Guddiga maamulka doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa shaaciyay saddexda kursi ee ugu dambeeya kuraasta deegaan doorashadooda tahay Hirshabelle, kuwaa oo lagu wado in doorashadooda ka dhacdo magaalada Jowhar. Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada ayaa lagu sheegay in doorashada saddexdan kursi oo kala ah HOP#135 ,HOP#141,HOP#146 la qaban doono maalinta sabtida ah ee taariikhdu ku … Continue reading Habraaca Doorashada Saddex Kursi oo mid kamid ah loo xiray Sheekh Shariif oo la shaaciyay